Maalinta talaadada ah ee 21-ka Septembar, waa maalin caalami ah oo ay Qaramad midoobe u aqoonsatay in ay tahay maalinta xuska nabadda ee dunida.

Hadaba, halkan ka daawo video uu wakiilka Soomaaliya ee Jaamacadda Qaramada Midoobe ee Nabadda (Upeace), Dr. Mohamed Osman uga hadlayo muhiimadda nabadda u leedahay Soomaaliya.

Watch Here