Jaamacada Nabada ee Qaramada midoobey oo xaflad Qalin jabin ah u sameysay Arday dhameysatay heerarka Waxbarashada ee Master-ka iyo PHD iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay.

Watch Here
Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa ka qeybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen arday dhammaysay Jaamacadda Nabadda Adduunka ee (UPEACE).

Watch Here
Arday fursada Waxbarashada PHD uu siiyey Madaxweynaha Soomaaliya waxna ka barta Jaamacada Nabada QM ayaa aqoon kororsi ugu baxay dalka Uganda

Watch Video
40 arday oo fursad waxbarasho oo PhD ah uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka siiyey Jaamacadda Nabadda Qaramada Midoobay ayaa aqoon kororsi loogu diray dalka Uganda.

Watch Video
Somali Government signs UPEACE Charter, opening new opportunities for Somalis

The UN University for peace marked another historical achievement following the signing of the instrument of accession by Somali President Dr Hassan Sheikh Mohamud. The move means that the Somali Government has officially endorsed the UPEACE Charter and is expected to implement it. Reacting to the news, the University’s country representative Dr Mohamed Osman said […]
Somali President Honors Qatar Charity for Educational, Humanitarian, Development Efforts

Mogadishu, February 19 (QNA) – HE President of the Federal Republic of Somalia Hassan Sheikh Mohamud, awarded a certificate of recognition to Qatar Charity for its support in the fields of education, humanitarian work, and development in Somalia. This took place during a ceremony held in the Somali capital, Mogadishu on the commencement of the […]
DF oo saxiixday axdiga lagu unkay Jaamacada Nabadda ee QM, taasoo fursado cusub u furaysa ardeyda Soomaalida

Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay ee magaceeda loo soo gaabsho Upeace waxay gaartay guul kale oo taariikhi ah, ka dib markii madaxweynaha Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud uu saxiixay axdiga ka mid ahaansha Jamaacada. Talaabadan ayaa ka dhigan in Dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah u ansixisay Axdiga Nabadda, lana filayo in ay dhaqangeliso. Wakiilka Jaamacadda ee dalka […]