Skip to content
  • UPEACE Somalia
  • UPEACE HQ
    • History
    • Leadership
    • Council
    • Regional Offices
  • Academics
    • Certificate Programmes
    • Masters Programmes
    • Doctorate Programmes
  • Faculty
  • Alumni
  • Events
  • Contact
  • UPEACE Somalia
  • UPEACE HQ
    • History
    • Leadership
    • Council
    • Regional Offices
  • Academics
    • Certificate Programmes
    • Masters Programmes
    • Doctorate Programmes
  • Faculty
  • Alumni
  • Events
  • Contact

Category: Video

Highlights from the H.E. Dr. Hassan Sheikh Mohamud Presidential Scholarship Ceremony

Somalia: 166 Students Get Degrees From University Of Peace

Somalis graduate from University for Peace

Maalinta talaadada ah ee 21-ka Septembar, waa maalin caalami ah oo ay Qaramad midoobe u aqoonsatay in ay tahay maalinta xuska nabadda ee dunida.

Hadaba, halkan ka daawo video uu wakiilka Soomaaliya ee Jaamacadda Qaramada Midoobe ee Nabadda (Upeace), Dr. Mohamed Osman uga hadlayo muhiimadda nabadda u leedahay Soomaaliya. Watch Here

Jaamacada Nabada ee Qaramada midoobey oo xaflad Qalin jabin ah u sameysay Arday dhameysatay heerarka Waxbarashada ee Master-ka iyo PHD iyo Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay.

Watch Here

Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa ka qeybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen arday dhammaysay Jaamacadda Nabadda Adduunka ee (UPEACE).

Watch Here

Arday fursada Waxbarashada PHD uu siiyey Madaxweynaha Soomaaliya waxna ka barta Jaamacada Nabada QM ayaa aqoon kororsi ugu baxay dalka Uganda

Watch Video

40 arday oo fursad waxbarasho oo PhD ah uu Madaxweyne Xasan Sheekh ka siiyey Jaamacadda Nabadda Qaramada Midoobay ayaa aqoon kororsi loogu diray dalka Uganda.

Watch Video

Quick Access

  • Certificate Programs
  • Masters Programs
  • Doctorate Programs
  • Events

Contact Us

Expression of interest

Facebook

  • UPEACE | 2025